Dowlada Soomaaliya oo lagu eedeeyay in abaabul iyo guluf dagaal ka wado Gobolka Gedo

Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ayaan daro ku tilmaamay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo badan u daabusho degmooyin katirsan gobolka Gedo. Waxa uu sheegay Mr Guuleed in dowlada federaalka looga baahnaa in ay abaabusho dagaal ka dhan ah Al Shabaab , waxa uuna ayaan daro ku tilmaamay in dowlada taa … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo lagu eedeeyay in abaabul iyo guluf dagaal ka wado Gobolka Gedo